Ardeyda shisheeye oo loo fududeeynayo deganaanshaha dalkaan

Ardeyda shisheeye oo loo fududeeynayo deganaanshaha dalkaan

Ardeyda shisheeyaha ee dalkaan waxbarashada u soo aaada, ayaa ay suuragal u noqon kartaa iney sii joogaan marka ay dhameystaan waxbarashadooda. Kuwa iyagana heysta heysta sharciga joogtada ah ayaa iyagana waxey xaq u lee yihiin iney dalka dibaddiisa daganaadaan muddo shan sanno ah iyagoon aan lagala laaban sharcigooda dal ku jooga ah.

Arrimahan ayaa ah hindise ay soo bandhigeen guddiga ka tirsan dowladda, islamarkaasina indho indheeyn ku sameeyey sharciga laanta socdaalka. Waxaa lugu wadaa ineey dhawaan soo bandhigaan qorshahan hindisaha ah.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".