Cuno qabteynta cirka oo lugu baaqayo in lugu soo rogo Liibiya

Koox xisbiga sooshaal demoqraat-ka uga tirisan baarlamaanka ayaa cosadanaya in Sweden ay gadaal ka istaagto cuno qabateyn cirka ah oo lugu soo rogo dalkaasi Liibiya.

Wasiirka arrimaha dibadda Carl Bildt waxaaa uu shaki ka qabaa amuurtan, go'aan noocan oo kalena ay gaari karro gollaha loo dhaqan yahay ee Qaramadda Midoobey. Waxaa sheegtay wakaaladda wararka faafisa ee TT. Waxaa kale uu farta ku fiiqay in da daalka Sweden uu noqon karro qiimo badan ku kacdo ama qaali ah. Markaas oo lugu xisaabtami karro qiimo deg deg ah oo dhan nus milyaardi, haddii Sweden ay  sagaal diyaaradood oo nooca jas 39 loo yaqaano ah ay ku bixiso, muddada ay ameerikaanku gacanta ku hayaan.Han påpekar även att att en svensk insats kan bli kostsam, då man kan räkna med omedelbara kostnader i halvmiljardklassen, om Sverige skulle sätta in tio Jas 39 Gripen-stridsflyplan under amerikansk ledning.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista