Musuqmaasuqa ka jira degmada Göteborg

Magaalaga Göteborg ayaa musuqmaasuf iyo isdabamaris hor leh lagu heley hey'ad kaleeto oo degmadaas hoos timaada.

Nin horey uga hawlgali jirey maamulka degmadaas ayaa ciidamada Booliiska lagu dacweeyey ,iyadoo lagu tuhmey in uu isdabamaris ku sameeyey codsiyada waaweeyn ee degmada looga dalbado waxyaalaha la cusbooneeysiinayo, sidaasna waxaa qorey wargeeyska Göteborgs-Posten .

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista