Opiniomsmätning

Saadaalinta machadka baarista ra'yiga

Machadka iswidhishka ee baarista ra'yiga iyo fikradaha ee magaciisa loo soo gaabiyo (sifo) ayaa maantey saadaliyey sheegayna in cadadkii u dhaxeeyay xisbiyadda muxaafadka waa Alliansen iyo kuwa mucaaradka waa Rödgröna ay hoos u dhaceen kadib markii sadaxda xisbi ee mucaaradku kor u ka ceen 2,4. Dhinaca kale xisbiyada muxaafadka ee talada dalkaan haya ayaa hoos u dhacay bishaan 2,5.

Sifo, ayaa sheegtay in xisbiga sooshaal demqoraat-ka uu soo ceshaday aaminaad gaareeysa 0,3 kadib markii loo caleemo saaray hogaamiyaha cusub Håkan Juholt,

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista