Smsförbud i bil

madnuucid sms-ka

Guddiga joogtada ah ee u qaabilsan baarlamaanka dhanka arimaha taraafikadda (trafikutskott) ayaa intooda badani isku afgarteen in la madnuuco darawalada dira haya sms-ka markii ay baabuurta wadaan ama akhrinteeda.

Arinkaan ayaa lagu ogaaday su'aalo la weydiiyey xubnaha guddigaas sagaal ka mida 17 xubnood. Su'aalahaas waxaa soo bandhigey dalada u dooda xaquuqda babuurleeydda (motormännen).

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista