Xaaladda seyladda iyo dhaqaale nolosha qoyska

Saadaal wanaagsan ayaa laga muujiyay xaalad seyladda iyo dhaqaale nolosha qoyska,rajadan ayaa laysku barbar dhigay labadii bilood ee ugu danbeeysay, waxaan soo baxeeysa in dhaqaaalahu kor u kacayo, taas waxaa sheegay Machadka iswiidhan uqaabilsan baadhitaanka iyo saadaalinta dhaqaalaha (konjunkturinsitutet)

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista