Iswiidhan oo joojisey in ay dad u masaafuriso dalka Yemen

Hay'adda socdaalka ayaa joojisey dhammaan dadkii ay u masaafurin laheeyd dalka yemen.

Go'aankaan ay hey'adda socdalka gaartey ayaa raad ku leh rabshadaha siyaasadda la xiriira oo imminka ka dhacaya dalka Yemen.

Dalkaan Iswiidhan ayaa waxaa imminka ku sugan ilaa 43 qof oo heley go'aan la xiriira in dalkaas loo masaafuriyo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista