Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Tirakoobkii 2009 ee Hayadda Brå

Publicerat fredag 15 april 2011 kl 15.16

* Hatbrott waxa afka iswiidhishka lagu yiraahdo waa kolka uu ruux dembi u galo iyada oo ay ugu wacan tahay jinsiga ruuxa ama qoowmiyadda uu ka soo jeedo, midabkiisa, diinta uu aaminsan yahay, nooca cidda uu u galmoodo, ama cidda uu isku tirinayo nin iyo naag.

* Xeerka lagu adkeeyay dembiyada noocaasiya ayaa buugga xeerka lagu daabacay sannadkii 1994.

* Qaar badan ee ka mid ah dembiyada noocaasiya ayaanan gaarin hayadaha ammaanka, sida ku cad baaritaan ay sameeysay hayadda ka hor-tagga dembiyada ee BRÅ. Haydaha poliiska ee ku kala baahsan dalka ayaa mid walba si u gooniya u wajahaa dembiyada naceeybka/faqooqa sidaa daraadeedna adag tahay in la isku bar bar-dhigo hoowlaha poliisku middaa ka geeysto. In ka yar bar 5 800 ee ay hayadda BRÅ ku caddeeysay iney ahaayeen dembiyo neceeyb faqooqid ey ka dambeeyeen sannadkii 2009 ayuu poliisku u aqoonsaday falal-dembiyeedyo kuwaa la xiriira. 

* Badankood dadyowga lagu soo ogay dembiyada noocaniya ayaan horay uga diiwaan-gashaneyn liiska poliiska (60% sida ku cad tirakoobkii BRÅ ee 2009). In ka yar tobankiiba hal ayaa gacanta lagu soo dhigaa ciddii geeysatay.

Isha: War-bixintii Brå ee sannadkii 2009.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".