Unni Jerndal oo ka gaabsatay kulankii Antonov iyo Bo Lundgren. Sawirle: Claudio Bresciani/Scanpix.

Kulankii Antonov iyo Hayadda Dhaqaalaha Dawladda

Madaxa laanta wararka ee hayadda maamulka dhaqaalaha dawladda Unni Jerndal, ayaan war-bixin hor leh ka soo saarin kulankii ra'sumaale Bladimir Antonov iyo madaxa hayadda Bo Lundgren.

Kulankaasina oo ku saabsanaa sidii xaaladda shirkadda Saab wax looga qaban lahaa. Madax hayadda Bo Lundgren, ayaa kulankaa kadib sheegay inuu ku saabsanaa ka qayb qaadashada Antonov ee shirkadda Saab.

Relaterat

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".