Mehdi Ghezali oo ka mid ahaa maxaabiistii Guantanamo. Sawirle: Bertil Ericson/Scanpix.

Dembiyadii Lagu Haystay Mehdi Ghezali

Bogga Internet-ka ee Wikileaks oo maalmahan soo ban-dhigay qoraallo sir ah ee la xiriira maxaabiista lagu hayo ama lagu hayn jiray xabsiga Guantanamo.

Mehdi Ghezaliuuna ahna muwaadin iswiidhish ayaa ka mid ahaa maxaabiistii xabsigaa lagu hayay ee laga soo daayay. Iyadoona qoraalada laga soo xigtay Wikileaks ay sheegeen sida ku cad war laga soo xigtay qareenkiisa Anton Strand in aaney jirin dembiyo lagu haystay inuu galay kolkii la qabtay ee loo taxaabay xabsiga guantanamo.

– Sababta mareeykanku u qabteen Mehdi Ghezali ayaan ahayn dembiyo lagu tuhunsanaa ee uu galay, balse ahaayeen sidii war-bixin looga heli lahaa. Iyadoona sababtaa daraadeed uu muddo saddex saddex sannadood kor u dhaafeeysa uu xoriyaddiisa ku la’aa, sida uu sheegay qareenku.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".