Sawirle:Cristina Jardim Ribeiro/SR Gotland

Joojin Tacadiga Loo Geeysto Shaqaalaha Xafiisyada

Sannadihii u dambeeyey ayey kor u kaceen dilka iyo handadaadda loo geeysto shaqaalaha ka howl-gala xafiisyada. Si haddaba wax looga bedelo xaaladdaa ayay hayadda ilaalinta beeyadda goobaha shaqadu laga bilaabo maanta bilaabi doontaa kormeerro lagu sameeyo 2000 oo ay ka howl-galaan hayadaha dalka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".