1-da bisha maajo iyo dabaal-deggeedii Iswiidhen.

1-da Maajo: Maalinta Shaqaalaha Caalamka

Hogaamiyaha xisbiga Sooshiyaaldimoqoraadiga Juholt ayaa markii ugu horreeysay intii xilka loo dhiibay ka hadlay magaalada Falun ee gobolka Dalarna, middaasina oo ku beegnayd koowda bisha maajo, maalinta caalamiga ah ee shaqaalaha adduunka. Juholt oo la hadlayay dad tiradooda lagu qiyaasay 700 oo ruux magaalada Falun iyo 1 000 ruux magaalada Borlänge ayaa sheegay in xisbiga uu hogaamiyaa la soo bixi doono siyaasd cusub ee la xiriirta hab-nolol-wanaagga bulshada oo la miisaaniyad geliyo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".