Jeermis nabareeya caloosha: SawirlePhoto: AP Photo/Health Sciences Center-University of Virginia/Scanpix

Nabarrada Caloosha: oo aan Isku si Loo Daweeyn

Inkasta oo jeermiska dhaliya nabarrada caloosha la aqoonsanaa wixii ka dambeeyey bilowgii sannadihii siddeetameeyadii, lana soo saaray ama la helay dawo xannuunkaa looga hor-tago ayaa haddanna tiro aan sidaa uga badnayan bar bukaanka xannuunkaa qabaa aaney helin ama la siin daryeelkii caafimaad ee ey u baahnaayeen, sida ku cad baaritaan ay hayadda marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano SBU.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".