Isbitaalada oo ka gaabiyey wax u qabadka dadka aadka u xanuunsan

Shraciga dalkaan ayaa dhigaya in rugaha caafimaadku ay mudnaanta koowaad siiyaan qofka sida aadka ah u xanuunsan , laakiin takhaatiirta ayaa hadda soo saarey qeeyla dhaan la xiriirta in isbitaaladu mudnaanta koowaad siiyaan da' yarta iyo bukaanada aan jiro sidaas ah qabin ,si ay qeeyb uga helaan lacagaha balaayiinta ah oo ay dawladdu u qoondeeysey sidii lii dhimi lahaa safafka dheer oo la sugo adeegga rugaha caafimaadka , sidaasna waxaa maanta lagu daabacey wargeeyska Dagens Nyheter.