Agaasimihii guud ee hey'adda AMF oo jagadii iska casiley

Agaasimihii guud ee hey'adda dhaqaalaha hawlgabka ee AMF Bertil Villard ayaa jagadii iska casiley ka dib markii lagu eedeeyey in uu canshuur kala fakadey dalkaan Iswiidhan.