Soomaalida: Sharci Cusub un Baa Caawin Kara

6:40 min

Maxkamadda sare ee socdaalka oo dib ugu celisay hayadda socdaalka ee migrationsverket go’aan dacwadeed hooyo soomaaliyeed sidii dhallaankeeda ey kala abaadeen u midoobi lahaayeen, iyadoona middaa ay maxkamaddu ku saleeysay in sharciga oo wax laga badalo un uu soomaalida caawin karo, waana howl u taala siyaasiyiinta xeerka dejisa.