Wasiir ay Booqashadiisii muran Dhalisay

5:59 min

Hablo ku dhaqan magaalada malmö ayaa dacwad hayadda takoorka uga gudbiyay urur ka aasaasan isla magaalada Malmö oo dhacda gobolka Skåne ee koonfurta dalka Iswiidhen.