Foto: Ronald Zak Scanpix/AP

Tartanka Xeegada Barafka Adduunka

Cayaartooyda qaranka xeegada barafka ee Finland ayaa xalayto ku guuleeysatay biladda dahabka ee tartankii adduunka, halkaasina oo ey isku hardiyeen dhiggoodda ee dalka Iswiidhen, iyagoona kaga guuleeystay lix gool halka cayaartooyda Iswiidhenna u suurtagashay oo keliya iney gool un dhaliyaan.

Biladda Qalinka ayay nasiib u yeesheen cayaartooyda iswiidhen ee xeegada barafku, waana guul iyaduba u soo hotayay cayaaraha xeegada qaranka ee dalka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista