Iskuullada iyo Dhallaanka Qowmiyadda Roomiga

Qowmiyadda Roomiga ayaa boqolaal sannadood dalkan ku dhaqnaa, iyadoona muddo intaa le’eg lagu hayay takoor qowmiyad ahaaneed. Iyadoona hadda ay dawladda dalka ka talisaa isku dayeeyso sidii looga bixi lahaa faqooqnaanta bulshada, islamarkaana la isugu deyi lahaa in bulshada Roomiga bulshada lagu soo dhex daro.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".