Dominique Strauss-Kahn, madaxa hayadda caalamiga ee IMF.

Madaxa IMF oo Jagadii Iska Casilay

Hayadda caalamiga ee saamiga dhaqaale ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano IMF, ayaa ku sugan xaalad cakiran, middaasina ugu wacan tahay in madaxii hayadda Dominique Strauss-Kahn uu jagada sii hayn karo iyo in kale, sida uu sheegay Anders Borg, wasiirka dhaqaalaha ee dalkan Iswiidhen. Iyadoona uu madaxu shaaca ka qaaday inuu jagadaa iska casilay.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".