Soomaalida iyo buugaag akhriska oo aan caado u aheeyn

Soomaalida iyo wax akhriska
6:41 min

Soomaalida badankeedu meel ay joogtaba dhaqan uma laha in ay buugaagta akhristaan , wararkana waxay badanaa isugu gudbiyaan hadal ahaan iyo dhageeysi.

Hadaba maadaama ay tira ahaan iska yar yihiin buugaagta af-soomaaliga ku qoran ee dunida oo dhan lagu daabaco , ayaa dalkaan Iswiidhan wuxuu hormood ka yahay buugaagta dalalka qurbaha lagu daabaco ee afka-soomaaliga ku qoran,sida uu noo sheegey Maxamad Shiikh Xasan "Gacmadheere " oo ah qoraa dagan dalka Kanada , kana hawlgala shirkad buugaagta daabacda ee lagu magacaabo " Iskansom Publishers" :

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".