Madaxweeynaha Soomaaliland. Sawirle: Jason Straziuso

Gooni isu Taaga Somaliland oo 20 jirsatay

6:44 min

Somaliland waxay u dabaal degtay 20 sano guuradii ka soo wareegtay markii ay ku dhowaaqday inay goon uga go'day Soomaaliya inteeda kale. Inkastoo Somaliland aysan helin aqoonsi caalami ah, haddana waxay hirgelisay xasilooni iyo doorasho dimoqraadiyadeed oo caalamka si weyn looga soo dhoweeyay.

Sidaasi darteed ayay mas'uuliyiinta Soomaaliland ay ugu baaqeen beesha caalamka, in la joogo wakhtigii aqoonsiga la aqoonsan lahaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista