Dareenka Soomaalida ee Dhanka faqooqa

9:32 min

”Xaquuqdeenii xagee bey ku luntay”! waa cinwaan baaritaan u-kuur-galid cilmi baaris lagu darsay dareenka soomaalida ku dhqana dalkan Iswiidhen iyo sida ey u dareemaan in la midab takooro, middaasina oo sida kuur-galkan ku caddaatay 75 boqolkiiba ey dareemaan faqooqnaan, nooca ay doontaba ha ahaatee. Hadday noqon lahayd dhanka shaqada, midabka, jinsiyadda (rag iyo haween), caqiidada iyo wixii la mid ah.