Qiimaha Raashinka oo kala Duwan

Dhaqaale gaarsiisan 900 oo koronka iswiidhishka ayaa u dhaxeeya qiimaha bac raashin ah ee laga iibsado dukaammada ama degmooyinka uu gobolka Istockholm ka kooban yahay, sida ku cad war-bixin ku cad war-bixn sannadeedka ururka howl-gabka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaanno PRO.

Bacda raashinka ee ugu qiimaha badan isku celcelin ayaa laga iibsadaa magaalada Istockholm, qiimaheeduna gaarsiisan yahay 1 554 koron, midka ugu jabana Älvsborg, qiimaheeduna yahay 1 317 koron.