Foto: Aleksander Andersen/Scanpix.

Wiil lagu soo oogayo in uu ka danbeeyey qarax ka dhacey Stockholm

Wiil 15 jir ah oo la tuhunsan yahay in uu ka danbeeyey qarax usbuucii hore ka dhacey Sköndal oo ku taala koonfurta magaalada stockholm ayaa maalinta baritto ah waxaa lagu soo oogi doonaa danbigaas, sida uu sheegey danbi baare Sven-Olof Karlsson oo ka tirsan booliiska ka hawlgala koonfurta magaaladaan stockholm.

Wiilkaan ayaa inkirsan danbigaan loo heeysto mana jiraan cid kaleeto oo ilaa hadda danbigaas lagu tuhunsan yahay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista