Koboca Dhaqaale oo Hoos u Dhacay

Koboca dhaqaale ee wax-soo-saarka dalka ayaa kor u kacay 4,9% bilihii abriil, maajo iyo juun, marka loo barbar-dhigo bilahaa sannadkii tagay, sida ku cad saamiga tirada ay hayadda tira-koobka SCB hoos u dhigtay.

Horay ayay hayadda SCB u saadaalisay in koboca dhaqaale ee wax-soo-saarka dalku noqon doono 5,3% bilihii abriil, maajo iyo juun, hase yeeshee hoos iminka loo dhigay maadaama xogag gondhig dheeriya laga helay.