Shirweynihii Xisbiga Dhexe

Go’aammadii ka soo Baxay Xisbiga Dhexe

Shaleyto oo axad ahayd ayaa lagu soo gabagabeeyay shir-weynihii guud ee xisbiga Dhexe uga qabsoomayey xubnaha xisbiga, iyadoona halkaa loo doortay Annie Lööf hogaamiyaha cusub ee xisbiga. Annie Lööf ayaa khudbaddeedii ku sheegtay inay ku dadaali doonto sidii uu xisbigu u caddeeyn lahaa mowqifkiisa siyaasadeed.