Haweenka ajaaniibta iyo Suuqa shaqada

Dawladda ayaa u saartay baaritaan la xiriira sidii loogu sahli lahaa haweenka ajaaniibta ee dalka ku cusub suuqa shaqada.
Haweenka ajaaniibta ayuu xilliga ey ku galaan suuqa shaqada ka dheer tahay midda ragga ajaaniibta.

Saddex sannadood kolka ey dalka ku sugan yihiin ayey haweenka ajaaniibtu shantii meeloodow meel, halka raggu ka galaan suuqa shaqada 50%.

Baaritaanka ayaa looga soo baaraan-degi doonaa sidii sawir looga ogaan lahaa sida reeruhu u qaataan dhaqaalaha taageerada waalidka haysta ilmo yar, iyo sidii loo suurtagelin lahaa si wada-jir ah waalidnimada iyo tababarrada suuqa shaqada.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista