Bidix: Ganna Chyzhevska gabadheeda Svetlana Otto iyo Anna Otto oo ay ayeeyo u tahay. Sawirle: Tamara Fenjan/P3 Nyheter. Foto: Tamara Fenjan/P3 Nyheter

Masaafurin lagu Waday Islaan Da'a ah oo Dib loo Dhigay

Ganna Chyzhevska, islaan 90 jir ah asal ahaan ka soo jeedda dalka Ukraa'iina laguna waday in maanta laga masaafuriyo dalkan dibna loogu celiyo dalkeedii hooyo ee Ukraa'iina kadib kolkii ay diidmo ku heshay dalabkeedii joogitaan ee dalka ayaa dib loo baajiyay ugu yaraan in muddo ah.
Middaasina ugu wacan tahay maxkamadda Yurub oo ogolaatay in dib amuurteeda ay u eegto sida uu laanta wararka ee ekot u sheegay gar-yaqaankeedu.

Middaasina ugu wacan tahay maxkamadda Yurub oo ogolaatay in dib amuurteeda ay u eegto sida uu laanta wararka ee ekot u sheegay gar-yaqaankeedu.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista