Dhaqtar lagu eedeeyay kufsi.

Dhaqtar ka shaqeynayay aaga Mälardalen ayaa waxaa maanta lagu soo oogay dacwad ah in uu faro xumeeyay bukaano dumar ah gaar ahaan magaalooyinka Eskilstuna iyo Örebro, sida ay sheegtay idaacadda P4 qeybteeda Sörmland.

Dhaqtarka ayaa waxaa loo hesytaa dambiyo ay ka mid yihiin kufsi, faro xumeyn qasab ah iyo weeraro galmo oo uu la beegsaday ilaa iyo 13 dumar ah.

Dhaqtarka ayaa lag fariisayay goobtiisa shaqada maadaama ay dacwad ku socoto.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".