Tababare Svennis oo Howshii laga Ereyay

Tababaraha Sven-Göran Eriksson ayaa shaqadii laga eryey uu ka hayay kooxda Leicester.

Kooxdan oo hore uga qeeyb-geli jirtay tartanka hor-yaalka hor-yaalada (Championshib) ayaa sannadka miisaaniyad gelisay 100 malyuun si kooxdu ugu soo baxdo tartanka kooxaha ugu sareeya, hase yeeshee illaa hadda ay taagan tahay kaalinta 13-aad.

Tababaraha Svennis ayaa kooxdan la wareegay muddo iminka 13 bilood laga joogo.