Sawirle: Agena - Joakim Eriksson.

Sannadguuradii Dabkii Göteborg

Sannad-guuradii dabkii ka dhacay Göteborg 1998
7:56 min

Habeennimadii 29 iyo 30-kii bishii oktoobar ee sannadkii 1998 ayaa daar ku taala makaan ka mid ah xaafadaha Göteborg eyna ku caweeynayeen dhallinyaro, uu ka dhashay dab ey ku geeriyoodeen dhallaan tiradoodu gaarsiisan tahay 63, halka 200 oo kalena ey ku dhaawacmeen. Cabdullaahi Shiikh Xuseen oo ku magac-dheer Hanti-wadaag ayuu dabkaa kaga geeriyooday will uu dhalay oo waagaa 17-jir ahaa. Cabdullaahi Shiikh ayaan wareeysi aan khadka telefoonka kula yeelaney ku weeydiiney su'aashii ugu horeeysay halka uu xilligaa ku sugnaa:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".