Khaliif Xayir. gabyaa da' yar. Sawirle: Kenadid Maxamed

Khaliif Faarax Xayir iyo gabaygii Qarracan

Gabayaa da' yar ee ka hadkay xaaladda Soomaaliya
9:52 min

Wiilka da'da yar ee Lagu Magacaabo Khaliif Faarax Xayir oo aan ku wareeysanay magaalada Göteborg, halkaasina oo uu ka qayb qaadanayay xaflad lacag loogu ururinayay abaaraha ka aloosan geeska Afrika.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".