Sawirle: Fredrik Persson/Scanpix.

Shamdadaha Saamiga Dhaqaale ee Suuqyada oo Hoos u Dhacey

Shirkadaha suuqyada saamiga dhaqaalaha ee Yurub ayaa galey wel-wel, kadib go'aankii ay ku dhawaaqday dawladda Giriiggu iyo in cod bulshada looga qaadi doono ogolaanshaha ama diidmmada heshiiskii dhaqaale ee lagu gaaray sidii dhaqaalaha dalkaasi loo badbaadin lahaa.

Wax yar dabadeed kolkii albaabada loo furay suuqyada shamdadaha dhaqaale ee ugu waaweyn ee London iyo Baariis ayey hoos u dhaceen 25, halka Istockholm illaa iyo hadda uu hoos u dhacay 2,5%.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".