Julian Assange. Kirsty Wigglesworth / AP / Scanpix

Maxkamaddii Julian Assange oo Go'aan laga Gaari Doono

Maxkamad ku taala dalka Ingiriiska ayaa maanta go'aan ka gaari doonta in abuurihii bogga Internet-ka ee Wikileaks Julian Assange dib loogu soo gacan geliyo dalka Iswiidhen si looga wareeysto dacwad ka dhan ah ee la xiriirta kufsi iyo fara-xumeeyn laba hablood. Go'aanka maxkamaddu gaarto ayaa abiil laga qaadan doonaa si kasta oo ey u dhacdo, sida wararku sheegayaan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".