Farqiga dhaawacyada shaqada

Kala duwanaanta Ceeymiska Dhaawacyada ee Howlaha

Haweenka ayey weli kaga adag tahay kolka ragga loo barbar-dhigo qiimeeynta ama bixinta ceeymiska dhaawacyada shaqada ka soo gaara, si kasta oo xeer middaa wax ka bedeleya sanooyin hore looga soo saaray iyo sidii cadaalad looga dhigi lahaa, sida ku cad war-bixin ay soo saartay laanta dul-socodka ee hayadda ceymiska bulshadu.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".