Warshadda quwadda korontada nuclearka ee Oskarshamn. Sawirle: Mikael Fritzon/Scanpix.

Ammaanka Shirkadaha Korontada ee Quwadda Nuclearka

Shirkadaha quwadda korontada nuclearka ee dalka Iswiidhen ayaa lagu ammaaney in ammaankoodu aad u sareeyo, halka dhanka kale lagu dhaleeceeyey in aaney u diyaar ahayn xaaladda la xiriirta haddii dhowr warshadahaa ka mid ahi mar wada istaagaan.

Waa middii ugu horeeysey ee heyadda ammaanka ee shucaaca nuclearku sameeysey, kuna tijaabisay ammaanka warshadahaa kadib shilkii ka dhacay magaalada Fukushiima ee dalka Japaan

Natiijada baaritaankan ayaa la hor-geeyn doonaa maamulka ururka EU-da.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".