Asma Cali, Nawaal Cabdullaahi, Liibaan Maxamed iyo Per Brinkmo. Sawirle: Kenadid Maxamed

Dhallinyaro la Kulantay Wasiirka Shaqada

Socdaalkii Rosengård illaa iyo Rosenbad
9:05 min

Ururka lagu magacaabo ururka Somaliand ee Malmö ayaa gacan ka geeystay qorshe la xiriira dhallaanka laguna magacaabo "Från Rosengård till till Rosenbad" - Tallaabo laga soo qaado Rosengård ee lagu yimaado Råsenbad" eyna dhallaan soomaaliyeed muddo saddex maalmood ah booqasho ugu yimaadeen magaalada Istockholm, iyagoo weliba booqaashooyin ku tagey madaxtooyada, safaaradda mareeykanka dalkan u fadhida iyo goobo kale ee kala duwan.

Xarunta idaacadda ayey nagu soo booqdeen saddex ka mid ah dhallinyaradaasi. Nawaal Cabdullaahi, Asma Cali iyo Liibaan Maxamed.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".