"Nidaamka magan-gelyo doon ee dalka ayaa halis ku jira". Sawirle: SR International

Qareemmo ka Hadlay Xaaladda Soogalootiga

Waa in dib loogu laabto xeerka qarsoodi ee warbixinta soo-galootiga
4:56 min

kolka war-bixinno xasaasi ah laga qaado ruux dalka magan-gelyo-doon ku soo galay oo si furan war-bixintiisaa loogu soo ban-dhigo Internet-ka, halkaasi oo cid waliba ka daalacan karto, lagana helay maxkamadda soo-galootiga, halis ayuu kolkaa ku jiraa xaqii ammaanka iyo hab-socod-wanaaggii nidaamka qaxootinimo ee dalka. Waa in maxkamadaha socdaalku dib u eegaan nidaamka howlahooda, sida ey sheegeen qareemmo u dooda soo-galootiga mar ey u warramayeen idaacadda caalamiga ah ee Raadiyaha Iswiidhen.

Helen Westlund iyo Ferec Serce (ferek serche) kana howl-gala shirkadda qareemada ee Salmipartner:

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".