1 av 2
Zlatan Ibrahimovic. Sawirle: Dan Hansson/Scanpix
2 av 2
Buuga nolosha taariikhda IbrahimovicFoto: Pontus Lundahl/Scanpix.
Cayaaraha

Zlatan Ibrahimovic oo soo saaray buug ka hadlaya noloshiisa

Wareysiga Zlatan Ibrahimovic
5:23 min

Xidiga kubada cagta ee Iswiidhan Zlatan Ibrahimovic ayaa maalmo gudahooda waxuu soo saaray buug uu kaga hadlayo taariikh nololeedkiisa kaasi oo ay si wada jir ah u qoreen isaga iyo qoraa la yiraahdo  David Lagerkrantz.

Buugani oo ay si weyn ugu hadashay warbaahinta ka hor inta uusan soo bixin ayuu Zlatan Ibrahimovic waxuu kaga hadlay sida isaga oo ka soo jeeda xaafadda soogalootiga u badan yihiin ee Rosengård ee magaaladda Malmö uu ku noqday xiddig laga yaqaano daafaha caalamka iyo nolosha adag ee uu soo maray caruurnimadiisa.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".