Laba wejiyeeynta Suuqa Shaqada

Labada weji ee suuqa shaqadu leedahay
6:02 min

Suuqa shaqada ee dalkan Iswiidhen ayaa leh laba weji ee kala duwan wixii ka dambeeyey sannadihii siddeetameeyadii. Weji waa midka ey ku sugan yihiin shaqaalaha haysta shaqa joogta ah ee ammaankoodu sugan yahay iyo kuwo labac labac ku sugan ee aan haysan shaqa joogta ah middaasina ugu wacan tahay nidaamka xadeeynta suuqa shaqadu.

Nidaamkaasina waa mid aan u daneeynayn ajaaniibta dalka ku sugan, sida ay lagu ogaaday laba baaritaan ee kala duwan dhowaantanna soo baxay, eyna soo bandhigeen dhaqaale-yahannada Per Skedinger iyo Magnus Carlsson:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".