Saleebaan Maxamed Caraale, maamulaha dugsiga SFI ee Kista Högskola. Sawirle: Kenadid Maxamed

Nidaam ku Cusub Iskuullada Folkhögskla

Nidaam cusub ee ku soo kordhay iskuullada waxbarashada Folkhögsko
8:09 min

Gabagabadii sannadkii tagay oo is-bedel lagu sameeyey nidaamkii dalabka wax-barashada ee ajaaniibta dalka ku cusub ee baraneeysa luuqadda iswiidhishka ayaa loo suurtageliyey iskuullada lagu magacaabo ”wax-barashada Bulshada – Folkhögskola” iney dalban karaan xaqa shahaado bixinta ee dugsiyada waxbarashada luuqadda iswiidhishka ee ajaaniibta, waxa afkan iswiidhishka lagu yiraahdo SFI (Svenska som invandrare).

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".