Guryo Dhisida oo Hoos Udhac Weeyn ku Timid

Guryo dhisida hoos u dhac weeyn ayaa ku timid sannadkaan, sidaas waxaa muujinaysa saadaalin ay sameeyeen shirkadaha dhismayaasha Isweedhen. Guud ahaan dhisida guryaha ayaa tadabo procenti hoos udhac ah ku timid.

Sababta ayaa loo eedaynayaa aminix xumidda dhanka dhaqaalaha ee ka jirta caalamka taas oo qasabtay in shirkadahu dib u dhigaan projektayada dhismeed. Dhisida qaaska ah weeyaanka dhanka hos udhaca dhismeed ka jiro halka dhisida guud uu yahay mid kor u kacay 10 procenti.