Dhakhaatiirta aan Ku Haboonayn Shaqada Dhakhtarnimada oo Laysinkooda Waayin

Tirada dhakhaatiirta laga celiyo laysinka dhakhtarnimo ayaa hos u dhacay tan iyo intii ay Socialstyrelsen kala wareegtay gudiga Caafimaadka iyo bokaanka (Hälso-och sjukvårdsnämden) baritaanka dacwooyinka bukaanada. Baritaan ay samaysay jariirada Dagens Nyheter ayaa waxa uu muujinayaa in shaqadoo badan darteed aysan hay'ado Socialstyrelsen ka gaarin in ay shaqada dhakhtarnimi ka joojiso dhaqaatiirta aan shaqada dhakhtarnimo ku haboonayn

Isha: DN