Två häktade för mord i Malmö

Dilkii Malmö iyo markale.

Waxeey maxkamada Malmo go'aamisay in xabiska lagu sii hayo  sadex kamida nimakii loo heeystay dilkii loo gaystay wiil 19 jir ah oo ladilay bishii August 21-dii sannadkii hore. Dilkan oo ka dhacay magaalada Malmö. Xeer ilaaliyaha ayaa qaba in ay u badantahay ineey ragan lagu tuhunsan yahay ay yahiin kuwii ka danbeeyay dilka.

Maantay ayaa laga wada hadla hayaa sidii xabiska loogu sii hayn lahaa afartii nin ee loo heeystay dilkii loo gaystay wiil 19 jir ah oo ladilay bishii August 21-dii sannadkii hore. Dilkan oo ka dhacay magaalada Malmö. Xeer ilaaliyaha ayaa qaba in ay u badantahay ineey ragan lagu tuhunsan yahay ay yahiin kuwii ka danbeeyay dilka.

Labo kamida nimankan la tuhunsan yahay oo dadoodu tahay 28 iyo 30 jir ayaa aha walaalo, kadib markii la xiray waqti gaabana dhageeysi dheer kadib ooda laga qaaday.

Meesha labada kale oo iyaga wali xira ay da'doodu tahay 21iyo 34 jiro.

Goobaha Toogashooyinka Malmö

31 janaayo: 48-jir lagu toogtay dariiqa Fosievägen

3 janaayo: 50-jir lagu dilay Lindängen.

1 janaayo: 15-jir lagu toogtay Rosengård.

26 diicember: 27-jir lagu toogtay jaaliyad.

20 diicember: 55-jir lagu toogtay xarun lagu qaxweeyo.

24 nofember: 31-jirlagu toogtay xafiis tagsiile.

21 agost: 20-jir lagu toogtay degmada Persborg.

11 mey. 36- jir lagu toogtay baarkeerin ku yaal Sibbarps kallbadhus.

Isha: (TT)

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.