Äldre psyksjuka missgynnade i vården

Cudurada xagga maskaxda gala oo dadka da'weyn lagu dulmo

Dayoowga da'da weyn ee ay ku dhaceen cudurada xagga maskaxda gala "psykiskt sjuka" oo shaqaalaha ka hawlgala rugaha daryeelka caafimaadka ula dhaqmaya si caddaalad darro ah taas oo lagu takoorayo jirada ay qabaan iyo da'ada ay jiraan.

Dhiban waxaa sii badaninahaya dalkanIswiidhan iyada oo dhaqaatiirta khabiirnimada u haysta cuduradan oo aan muhiimad siinan dadkaaas waaween, sida ay sheegtay maamulka dhexe ee arrimaha bulshada oo xustey ineeysa waxaba u dhaxeeynin sida uu ugu dhaco cudurkaas maskaxda galaa qofka da'da weyn iyo kan ween.