Daryeelka caafimaadka oo aan loo sineen.

Dadyoowga dhigtay waxbarashada heerka sare ah sida jaamicadda iyo kuliyadaha ayaa ka caafimaad wanaagsan kuwa aan waxa dhiganin. Waxeeyna nololsha uga dheeraadaan shan sanadood.Waayo iyagu waxeey ku nol yahiin nolol wanaagsan, meesha kuwa kale ee aan aqoonta laheen khatar ku jirto noloshooda dhanka caafimaadka oo aan daryeel wanaagsan helin. Sidaas waxaa lagu soo ban dhigay cilmi baaris arinkaan lagu egay isla markaan buug looga qorey. Susanna Toivanen waxeey kamida tahay cilmi baare yaashii arinkaan u kuur galey, waxeena sheegtay xitaa dadka musaarka badan qaataa ineey ka cimri dheeraadaan kuwa aan dhaqaalaha laheen. Cilmi baaristaan ayaa hoosta ka xariiqday inaan loo baahneen daawooyin ee uu xalku yahay in dadka loo jaheeyo waxbarasho isla markaana loo abuuro bulshada shaqo.

Waayo iyagu waxeey ku nol yahiin nolol wanaagsan, meesha kuwa kale ee aan aqoonta laheen khatar ku jirto noloshooda dhanka caafimaadka oo aan daryeel wanaagsan helin.

Sidaas waxaa lagu soo ban dhigay cilmi baaris arinkaan lagu egay isla markaan buug looga qorey. Susanna Toivanen waxeey kamida tahay cilmi baare yaashii arinkaan u kuur galey, waxeena sheegtay xitaa dadka musaarka badan qaataa ineey ka cimri dheeraadaan kuwa aan dhaqaalaha laheen.

Cilmi baaristaan ayaa hoosta ka xariiqday inaan loo baahneen daawooyin ee uu xalku yahay in dadka loo jaheeyo waxbarasho isla markaana loo abuuro bulshada shaqo.