Etiopiensvenskarna lurade i fälla

Millatariga dalka Itoobiya ayaa qiyaameeyay suxuufiyiinta

Qareenka labada suxuufi ee reer Iswiidhan ee ku xirnayd dalka Itoobiya Martin Schibbye iyo Johan Persson, Thomas Olsson ayaa ku dhaliilay millatari dalka Itoobiya oo iyagu qiyaameeyay Suxuufiyiinta. Milatarigu way la socdeen markii ay uxuufiyiintu u gudbahayeen dhulka ismaamulka Ogaadeniya, maxeeysan u qabanin xiligaas.