Degmo bixinaysa Boosas bilaash ah

Nordmaling oo ah degmo ku taal waqooyi bari Ångermanland ayaa dhamaadkii bishii marsh ku dhawaaqdey ay bixinayaan boqol boos oo bilaash ah.

 Waxaa hada soo batay dadyowga xiisaynaya in helaan boosaskaas. Ilaa hada 2 000- 3 000 qof ay xiisahooda u gudbiyey degmadaas, sidaas waxaa sheegay Nordmaling Sune Höglandander oo u qaabilsan degmadaas dhismaha

- dad ayaa nagala soo xiriiray Polen, Ingriiska iyo Germalka, xataa waxaa nala soo xriiiray Polandiis degan USA, ayuu yeri Nordmalingisagoo la hadlaya jariirada Västerbottens Folkblad.

Ujeedka boosaska loo bixinayo ayaa ah sidii loo kordhin lahaa dadk halkaas ku nool.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".