Photo: Björn Elgstrand/Scanpix.

Jaajuus Bertil Strömberg waa geeriyoodey

Bertil Strömberg oo hada ka hor lagu xukumay Jaajusnimo ayaa ku geeriyoodey da'da 79 jir.

Strömberg waxa uu ahaan jiray amaanduulaha ciidanka qaranka, waxaa sannadkii 1983 lagu xukumay xarig lix sanno ah ka dib markii lagu helay in oo jaajuus u ahaa dalka Polan. Inkastoo asagu taa inkirsanaa uuna ahaa dhibane ku dhacay shirqool.

Bishii oktober sannadkii hore ayaa maxkmada sare ka diidey in dib u eegid ku samayso kayskiisa.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".